Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda ee Somalia iyo dhigiisa Imaaraadka?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta khadka talefoonka wadahadal kula yeeshay, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Imaraadka Carabta, Mudane Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan. Cabdisaciid Muuse Cali  ayaa uga tacsiyeeyey dhibbaneyaasha weerarkii ka dhacay magaalada Abu Dhabi ka dib markii kooxda xuutiyiinta Yemen ay … Continue reading Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda ee Somalia iyo dhigiisa Imaaraadka?